1272 Views

Laamaha Ammaanka Baladweyne oo Amaro soo saarey

Laamaha Ammaanka Baladweyne oo Amaro soo saarey
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 24 2019 | —Amar ka soo baxay laamaha Ammaanka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu faray Bulshada magaalada in ay ka fogaadan ku ganacsiga hareeraha Wadooyinka & istmicaalka Gawaarida leh maraaydaha madow & moota Bajaajka.

 

Qoraal uu ku saxiixan yahay taliye xigeenka Saldhiga Booliska Baladweyne Maxamed Maxamud Rooble (qoorsheel) ayaa waxaa lagu sheegay in uu muteysan doono ganaac lacageed iyo xarig.

 

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay laamaha Amniga Baladweyne.

 

 

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment