1464 Views

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Wafdi ka socda Finland

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Wafdi ka socda Finland
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 09, 2020—Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya Erik Lundberg iyo wafdi uu hoggaaminayo.

 

Sidoo kale, waxay kawada xaajoodeen mashaariicda horumarineed ee Finland ka taageerto Puntland, sida arrimaha Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhallinyarada.

 

 

 

Isagoo kulanka kadib u waramaya warbaahinta, Deni oo sheegay in Finland ay taariikh u leedahay caawinta Soomaaliya ayaa dajiraha kaga mahadceliyey socdaalka.

 

Erik Lundberg ayaa intii uu ku sugnaa magaalo madaxda dowladda Puntland wuxuu ka qeybgalay furitaanka shirka qurbe-joogta Soomaaliyeed ee Finland.

 

Intii lagu guda jiray shirka jaraa’id, diblumaasiga ayaa balanqaaday in ay joogteyn doonan ka qeyb-qaadashadda soo kabashadda dowladnimadda Soomaaliya

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment