933 Views

Sideed Ruux oo la dhigay Isbitaal kadib markii ay ku Sumoobeen Caano

Sideed Ruux oo la dhigay Isbitaal kadib markii ay ku Sumoobeen Caano
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 18, 2020—nta la xaqiijiyay 8 ruux oo ka kooban laba qoys ayaa  la dhigay isbitaalka magaalada Qardho ee Puntland kadib markii ay ku sumoobeen caano ay cabeen sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirka Isbitaalka Qardho.

 

Dadka sumoobay waxa ku jira carruur yar yar kuwaasi oo midkood uu markii dambe geeriyooday.

 

 

 

Dhaqaatiirka waxa ay sheegeen in dadkaasi Xaaladooda Caafimaad ay la tacalayaan, islamarkaana aysan faahfaahin ka bixin Sababta keentay in dadkaan Caanaha laga raaco.

 

Dhaqaatiirka ayaa sheegay in Lix ka mid ah dadka Xaaladooda Caafimaad ay wanaagsan tahay,islamarkaana ay soo bogsanayaan.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment