1053 Views

Madaxweynaha KGS oo kulamo ka wada Magalada Nairobi

Madaxweynaha KGS oo kulamo ka wada Magalada Nairobi
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 223-2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Magaalada Narobia kula Kulmay Safiirka Dowlada Masar u fadhiya Soomaaliya.

Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen Mashaariicda Dowladda Masar ay kawado Soomaaliya sidii ay qeyb ugu noqon laheyd Koonfur Galbeed.

 

Safiirka ayaa sheegay in Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay ka Caawin Doonaan Dhinacyada Cafimaadka iyo Waxbarashada ay u baahan yihiin Bulshada ku nool deegaannada Koonfur Galbeed.

 

 

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Dhankiisa u mahaceliyey Dowladda Masar Garab istaaga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment