1353 Views

Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo Go’aano soo saarey

Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo Go’aano soo saarey
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Arbaco  , March 18, 2020 —Qoraal kasoo baxay Golaha Wakiilada Somaaliland ayaa lagu fsaxay Xubnaha Golaha Wakiilada sababo la xiriira Cudurka Coronavirus oo dhibaatooyin badan ku haaya qaar kamid ah dalalka Caalamka.

 

Qoraalka Guddoonka ayaa lagu sheegay in kadib markii ay arkeen dhibaatooyinka Cudurka Coronavirus iyo G’aankii kasoo baxay Guddiga heer qaran ee ka hortaga Cudurka ay muddo Afar Todobaad ah ay fasaxaeen Xubnaha Golaha Wakiilada Soomaaliland.

 

 

 

Ugu dabeyn Xubnaha Golaha Wakiilada ayaa waxaa loogu baaqay inay ka qeyb qaataan ka wacyigelinta dadka ee Cudurka Coronavirus oo laga helay dalalka Kenya & Itoobiya oo deris la ah Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment