1401 Views

Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo soo saaray Amar ku socda Ganacsatada

Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo soo saaray Amar ku socda Ganacsatada
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 21 2020–Guddoomiye kuxigenka Arrimaha Bulshada Maamulka gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa faah faahisay howlgalo lagu burburiyay oo ay ka sameeyeen Ganacsiyo ku yaalla hareeraha agagaarka laamiga Isgoyska Soobe.

Basma Caamir Jakeeti in marnaba maamulka Gobolka Banaadir uusan ogolaan doonin in lagu ganacsado hareeraha wadooyinka,isla markaana dadak looga baahan yahay inay tagaan Suuqyada waaweyn ee Magaalada Muqdisho.

Howlgalkii xalay Waaxda Nadaafada Gobolka Banaadir ay ku burbiyeen Miisaska Haweenka Hlibka ku iibin jireen si ay nolol maalmeedka Qoyskooda uga raadiyaan ayaa waxaa ka dhashay fal celin dhinaca Bulshada ah,iyada oo Shacabka badi ay sheegeen in Maamulka uu tallaabadaasi ku qaldan yahay.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment