FBI oo shaacisay qofkii isku Qarxiyay Nashville maalintii ciidda Masiixiga in uu ahaa Anthony Quinn Warner oo 63 jir ah.
Booliska oo baaraya gaari xamuul ah oo saddex qof ku dhaawacay magaalada Nashville maalintii ciidda Masiixiga ayaa magacaabay qof laga shakisan yahay ka dib…