Daahir Maxamuud Geelle “ waxaan uga digaynaa saraakiisha iyo ciidamada dowladda, inay ku dhex milmaan howlaha siyaasadeed ee dalka
Feb: 18/2/2021 Kulan xalay Midowg Mushaxiinta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay ka soo saareen Digniin ku aadan in saraakiisha iyo ciidamada dowladda,…