Musharax Dr. Cabdinaasir “ shirkii aan la yeelanay Wakiilada Beesha caalamka is afgarad ayuu ku soo dhamaaday..
Feb: 18/2/2021 Wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa wada cadaadiska ay saarayaan madaxda Soomaalida ee ku aadan sidii ay xal uga gaari lahaayeen khiaafka…