981 Views

Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya oo dhageysatay Dacwada Jawr Maxamed iyo Siyaasiyiin kale, Go,aana gaartay..

Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya oo dhageysatay Dacwada Jawr Maxamed iyo Siyaasiyiin kale, Go,aana gaartay..
____________________________________________________________________________

February 23, 2021

Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya oo maanta dhageysatay racfaan Jawr Maxamed iyo Siyaasiyiinta kale ee la xiran ay soo jeediyeen oo ku saabsanaa adeeg caafimaad oo gaar ah in loo oggolaado ayaa racfaanki diidday.

Maxabiista siyaasadeed ayaa racfaankooda ku dalbaday dhakhaatiir gaar ah iney daweeyaan gooba caafimaad oo gaarka loo leeyahayna lagu daweeyo.

Qareennada u doodaya Jawar Maxamed, Baqale Garba iyo Xamza Adan gal dacwadeedkooda siyaasiyiinta kula jira waxay sheegen iney 25 maalmood ay wadaan cunta joojin ay sameeyeen.

Dr Elili Jamaal oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay caafimaad darradda maxabiistaasi siyaasadeed ka soo gaartay cuntada ay ka soomeen ay caafimaad darro u horseedday una baahan yihiin in xaaladdooda caafimaad si gaar ah loola socdo

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post