1680 Views

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galay dalka Turkiga

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galay dalka Turkiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho, April 02, 2021–Wasiirka Awqaafta iyo Arrimha Diinta Soomaaliya ayaa Magalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa uu uga qeyb galay shir weynaha Horumarinta Arrimaha Xajka oo ay soo qaban qaabisay Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga.

Wasiirka ayaa khudbad uu uga hadlayay arrimo dhowr ah oo ay kamid tahay xiriirka Soomaaliya iyo turkiga ka jeediyay, isaga oo u mahad celiyay garab staaga dowladda turkiga ee Soomaaliya.

Cumar Cali Rooble Wasiirka Diinta XFS  ayaa sidoo kale ka qeyb galay furitaanka Dhismaha cusub ee Hay’adda Diinta Turkiga.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post