1281 Views

Wareega labaad ee tallaalka COVID-19 oo si Rasmi ah uga bilaawday Kismaayo Caasimadda KMG ee Jubbland

Wareega labaad ee tallaalka COVID-19 oo si Rasmi ah uga bilaawday Kismaayo Caasimadda KMG ee Jubbland
____________________________________________________________________________

June 13 2021

Wareega labaad ee tallaalka COVID-19 ayaa ka billoowday magalada Kismaayo, iyadoo saraakiisha caafimaadka Jubaland ay sheegeen in ay ka faa’iideysteen tallaalkaasi inka badan 10-kun oo qof.

Arrintaasi ayaa la rumeysanyahay inay sababtay in uu hoos u dhac ku yimaaddo dadka uu soo ridanayo cudurka COVID-19.

Sidoo kale Gobolada Dalka Soomaaliya gaar ahaan Mudug Galgaduud iyo Jubooyinka ayaa waxa  saamayn xoogan ku yeeshay Sanadkii la soo dhaafay faafida cudurka COVID-19.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post