810 Views

Laba qof oo rayid ah oo ku geeriyootay miino la kacday gaari ku sii jeeday degmada Bacaadweyne

Laba qof oo rayid ah oo  ku geeriyootay miino la kacday gaari ku sii jeeday degmada Bacaadweyne
____________________________________________________________________________

Jimco: July 9, 2021

Laba qof oo rayid ah ku geeriyootay miino la kacday Gaari Caasi ah oo saaka ka amba-baxay degaanka Qaycad kuna sii jeeday degmada Bacaadweyne oo katirsan Gobolka Mudug.

Miinada ayaa waxa gebi ahaanba ku burburay gaariga sida laga soo xigtay goob-joogayaal halkaasi gaaray.

Labada Qof ee dhimatay ayaa kala ahaa Wadihii Gaariga iyo nin la socday waxaana la soo warinayaa inaan Cid kale la socan.

Maalmo ka hor ciidamada dowladda oo ay weheliyaan kuwa Galmudug iyo ururka Al-shabaab.

ffice Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post