846 Views

In kabadan 300 Qof oo cudurka Kalooraha ugu geeriyootay dalka Nigeria.

In kabadan 300 Qof oo cudurka Kalooraha ugu geeriyootay dalka Nigeria.
____________________________________________________________________________

Axad: July 11, 2021

Warbixin sanadle ah oo kasoo baxay xarunta Qaranka ee la dagaalanka cudurada dalka Nigeria ayaa lagu sheegay in inkabadan 325 Qof ay cudurka kaloora ugu Geeriyooden wadankaasi tan iyo horaantii sanadkaani.


Cudurkaas ayaa ku faafay ilaa 15 gobol oo kuyaala dalkaasi Nigeria.


Saraakiisha caafimaadka ayaa la tacaalaya cudurkaan sidii ay u xakamen lahaayeen kaa oo sababay biyaha wasaqeysan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post