Sheydaankii reer Denmark ee sameeyey sawir gacmeedyada uu ku gefay Nebi Muxamed SCW oo Baqtiyay
Isniin: July 19 2021 Farshaxamiistihii malcuunka ahaa ee reer Denmark ee sameeyey sawir gacmeedyada uu ku sheegay uguna gefay Nebi Muxamed SCW ayaa geeriyooday…