993 Views

Turkiga oo wajahayaa dabkii ugu xumaa ee ka kaca keymaha dalkaasi muddo tobanaan sanadood

Turkiga oo  wajahayaa dabkii ugu xumaa ee ka kaca keymaha dalkaasi muddo tobanaan sanadood
____________________________________________________________________________


Khamiis: August 5, 202


Dalka Turkiga ayaa waxa uu wajahayaa dabkii ugu xumaa ee ka kaca keymaha dalkaasi muddo tobanaan sanadood ah, kaasi oo weli la xakameyn la’yahay.

Dabkan oo ku faafay dhul baaxad weyn, ayaa waxaa illaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen ugu yaraan sagaal qof ilaa Arbacadii shaklay.

Sidoo kale Dowladda Turkiga ayaa dhaleeceyn kala kulmeysa in dayuuradaheeda nuuca dab damiska ah aysan si wanaagsan u howlgalinin

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post