1137 Views

Mareykanka oo degenaansho gaar ah siinayo dad aanan sharciga heysan oo ku noo Dalkaasi

Mareykanka oo degenaansho gaar ah siinayo dad aanan sharciga heysan oo ku noo Dalkaasi
____________________________________________________________________________


Talaado: August 10, 2021

Dadka kasoo jeedo dalal dhowr oo Soomaaliya ay kamid tahay ee ku nool Mareykanka ayaa ka faa’ideysan doonaa degenaansho gaar ah oo ay bixineyso dowladda oo loogu talagalay dadka aanan sharciga heysan.

Waxaana dalalkaas kamid ah Burma, Soomaaliya, Syria, Venezuela iyo Yemen.

Waxaa hadda furan codsiyada dadkan lagu siinayo degenaanshaha kumeel gaarka ah.

Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa dadka ugu baaqday inay codsadaan sharcigan, sida ay ku shaacisay barta ay ku leedahay Facebook.

BBC

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post