879 Views

Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida oo shir goor dhawayd ugu bilaawday magaalada Muqdisho.

Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida oo shir goor dhawayd ugu bilaawday magaalada Muqdisho.
____________________________________________________________________________

khamiis: September 9, 2021


waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ka bilaawdat Kulan aan caadi aheyn oo ka socda  xarunta Taliska Booliska Soomaaliya waxaa uu ugu socdaa Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida ee kala booliska, Milatariga, Asluubta iyo gobolka banadir.

Wararka ayaa sheegaya in Kulanka uu goobjoog ka yahay Kusimihii Taliyaha NISA ee uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo.

sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in kulanka looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee xiligan ka taagan dalka iyo khilaafka u dhexeeya madaxda ugu sarayso dalka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post