1248 Views

Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday farmaajo oo saakay u safri doona Itobiya

Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday farmaajo oo saakay u safri doona Itobiya
____________________________________________________________________________

isniin: October 4, 2021

Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in goor dhaw uu Safar u bixi doono Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo.

Wararka ayaa sheegaya in farmaajo uu u safri doono waddanka Itoobiya, oo ay saaxiibo dhaw yihiin Hogaamiyaha Itobiya Aby axmed oo Beesha caalamka ay sheegeen in uu Xasuuq ka geestay Gudaha Itobiya.

Sidoo kale Qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu u safray Addis Ababa halkaas oo uu kaga qayb-galayo dhismaha xukuumadda cusub ee Itoobiya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post