Odayaasha Muqdisho oo bilaabey dadaalo lagu xalinayo khilaafka Madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha
Talaado: December 28, 2021 Odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdisho qaarkood, ayaa bliaabey dadaalo lagu dajinayo khilaafka ka dhex aloosmey Madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.…