Madaxweynaha Galmudug oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay xaaladda dalka & doorashooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Safiiradda Dowladda Ingiriiska ufadhisa Soomaaliya Danjirad…