1155 Views

DENI “Haddii aan Rooble noqoneyn Taliyaha ciidamada Qalabka sida, Shirku waa fashil

DENI “Haddii aan Rooble noqoneyn Taliyaha ciidamada Qalabka sida, Shirku waa fashil
____________________________________________________________________________

khamiis: January 6, 2022

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa xooga saaraya in Raysalwasaare Rooble la warego masuuliyada Amniga guud ee dalka.

Rooble oo noqdo Taliyaha ciidamada Qalabka sida, Deni ayaa ku dooday in uusan isagoo Musharax ah aamini karin M/weyne Farmaajo oo isna amniga ugu sareeya dalka

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post