804 Views

Shimbiro madow oo si mucjiso ah hawada uga soo dhacay

Shimbiro madow oo si mucjiso ah hawada uga soo dhacay
____________________________________________________________________________


Arbaco: February 16, 2022

Booliiska magaalada Chihuahua ee dalka Mexico ayaa sheegay in ku dhawaad ​​100 shimbiro madow oo madax jaale leh ay si lama filaan ah hawada uga soo dhaceen.

Dhismashada shimbirahan oo aan la ogayn waxa sababay ayaa waxa qabatay Kaamirada xilligii ay hawada sare ka soo dhacayeen..

Dadka deegaanka ayaa sheegay in shimbirahan ay madaxa jaale ka ahaayeen lagana yaaba in dhimashadooda ay sababtay kulaylka korontada iyo qiiqada kulul ee hawada sare lagu sii daayo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post