420 Views

Wasiirka ciidamada qalabka sida ee UK James Heappey oo sheegay in UK iyo 25 wadan oo kale ay dhamaantood ku heshiiyeen

Wasiirka ciidamada qalabka sida ee UK James Heappey oo sheegay in UK iyo 25 wadan oo kale ay dhamaantood ku heshiiyeen
____________________________________________________________________________

Sabti: February 26, 2022

Wasiirka ciidamada qalabka sida ee UK James Heappey ayaa sheegay in UK iyo 25 wadan oo kale ay dhamaantood ku heshiiyeen in ay bixiyaan “gargaar bini’aadantinimo iyo Hub loogu deeqo Ukraine”

Waxa uu u sheegay barnaamijka BBC Radio 4’s Today, in UK ay hadda kala shaqeyn doonto wadamadaas sidii loo isku dubaridi lahaa sidii gargaarka milatari loo gaar siin lahaa “gacanta Ukrainena loo geliyo” – laakiin ma bixin faahfaahin dheeraad ah.

Office Nairobi ken ya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post