Madaxweynaha Galmudug oo ciidanka Xoogga ugu hambalyey munaasabadda 12-ka April
Talaado: April 12, 2022 Madaxwaynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, qoraal xafiiskiisa kasoo baxay ayaa hambalyo loogu diray Ciidanka Xoogga Dalka, isagoona Madaxweybaha ugu hambalyeeyay…