423 Views

Wiil 16 jir ah oo doonayo in uu dunida oo dhan ku soo wareego

Wiil 16 jir ah oo doonayo in uu dunida oo dhan ku soo wareego
____________________________________________________________________________

Arbaco:  25/2022

Wiil 16 jir ah oo iskooley ah ayaa doonaya in uu noqdo qofka ugu da’da yaraa oo isagoo keligiis ah ku safra adduunka oo dhan ayaa Arbacadii la soo dhaafay diyaaradii uu watay ka soo dejiyay caasimadda Kenya ee Nairobi.

Mack Rutherford, oo haysta dhalashada Ingiriiska iyo Belgiamka, ayaa socdaalkiisa ka bilaabay meel u dhow caasimadda Bulgaria ee Sofia bishii Maarso, waxaana uuna doonayaa inuu ku guuleysto rikoorka Guinness World oo uu hadda haysto Travis Ludlow, oo ay isku waddan kasoo jeedaan, kaasoo 18 jir ahaa markii uu sannadkii hore 2021 dhameeyay safar uu dunida oo dhan ku soo maray.

Wilkan oo ka soo jeeda qoys duliyayaal ah ayaa sheegay in uu wadista diyaardaha bilaabay isagoo 7 sano jir ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post