8 Qof oo ku Geeriyotay Shil Bas oo ka dhacay Dalka Turkiga Posted on June 12, 2022 by QOL Contributor | Axad: June 12, 2022 Siddeed qof ayaa ku dhintay 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen Sabtidii, galbeedka Turkiga, kadib markii ay isku dhaceen gaari…Read more »
Hindiya oo dacwad ku soo oogtay askar badan Posted on June 12, 2022 by QOL Contributor | Axad: June 12, 2022 Booliska gobolka Nagaland ee waqooyi bari Hindiya ayaa dacwad ku soo oogay 30 askari oo lala xiriirinayo dilka 13 qof…Read more »
Shiinaha oo uga digay Mareykanka inuu joojiyo faragelinta uu ku hayo arrimihiisa gudaha Posted on June 12, 2022 by QOL Contributor | . Axad: June 12, 2022 Shiinaha ayaa mar kale uga digay Mareykanka inuu joojiyo faragelinta uu ku hayo arrimihiisa gudaha, isagoo sheegay in xiriirka…Read more »
Madaxweynaha Nicaragua oo ku dhawaaqay in la xirayo sagaashan hay’adood Posted on June 12, 2022 by QOL Contributor | Axad: June 12, 2022 Madaxweynaha Nicaragua, Daniel Ortega, ayaa ku dhawaaqay in la xirayo in ka badan sagaashan hay’adood oo aan dowli ahayn. Mr…Read more »
Madaxweynaha Koofur Afrika oo loo heysto in uu qariyay $4 Milyan oo laga xaday beertiisa. Posted on June 12, 2022 by QOL Contributor | Axad: June 12, 2022 Waxaa bannaanka usoo baxday eedeyn ka dhan ah Madaxweynaha Koofur Afrika Cyril Ramaphosa oo ah in uu qariyay lacag dhan…Read more »
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Ergeyga gaarka Madaxwaynaha JFS u qaabilsan arrimaha Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wasrsme Posted on June 12, 2022 by QOL Contributor | Axad: June 12, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo u dhexeeyey guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan…Read more »