Madaxweynaha Ruushka Putin oo shaqada ka eryey gabar mas’uul sare ah oo hadashay dagaalka Ukraine Posted on June 13, 2022 by QOL Contributor | Isniin: June 13, 2022 Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa xilka ka xayuubiyey sarkaal sare oo ka tirsan dowladda ka dib markii uu ka hadlay arrimo…Read more »
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda dalka Posted on June 13, 2022 by QOL Contributor | Isniin: June 13, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qaban qaabada xuska…Read more »
Ricky Lightfoot oo ah nn orodyhan ah oo noqday ninka keliya ee saddexaad ee ku guuleysta tartan dhexmara dadka iyo fardaha Posted on June 13, 2022 by QOL Contributor | Isniin: June 13, 2022 Ricky Lightfoot oo ah nn orodyhan ah ayaa noqday ninka keliya ee saddexaad ee ku guuleysta tartan dhexmara dadka iyo…Read more »
Ingiriiska oo lagu cadaadinayo in aanay magangalyo -doonka keenin Rwanda Posted on June 13, 2022 by QOL Contributor | Isniin: June 13, 2022 Maxkamadda Rafcaanka ee magaalada London ayaa diiday baaq ku saabsanaa in la joojiyo qorshaha dowladda Ingiriiska oo ah in la…Read more »
Somaliland oo xabsiga dhigtay wariyeyaal kasoo jeedo Puntland Posted on June 13, 2022 by QOL Contributor | Isniin: June 13, 2022 Waxaa Magaalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag lagu xirey weriyeyaal kasoo jeedo maamul goboleedka Puntland kuwaa oo muddooyinkii ugu danbeeyay safaro…Read more »
Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Danjiraha Sacuudigga u fadhiya Soomaaliya. Posted on June 13, 2022 by QOL Contributor | Isniin: June 13, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed…Read more »
Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg oo booqasho ku jooga dalka Finland oo ka hadlay walaac ammaanka ee Turkigu Finland iyo Sweden Posted on June 13, 2022 by QOL Contributor | Isniin: June 13, 2022 Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg oo booqasho ku jooga dalka Finland, ayaa sheegay in walaac dhinaca ammaanka ah oo…Read more »
Xildhibaanad Qaali Shire “Shalay waa ka aamustay oo waxa fiirsatay danahaaga qaaska ah, maanta oo laga joogo sanad in aad tiraahdo guddi ha loo qabto waa hadalka uu Fahad yiri oo kale Posted on June 13, 2022 by QOL Contributor | Isniin: June 13, 2022 Xildhibaanad Qaali Cali Shire ayaa weerar afka ah ku qaaday Xildhibaan Aamiin Jeesow oo maalmihii dambe kasoo muuqday olole cadaalad…Read more »
5-tii Qeybood: Wareysigii Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka “NISA” Fahad Yasin Xaaji Dahir. Posted on June 13, 2022 by QOL Editor | June 10, 2022 | Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho . . June 10, 2022 | Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho __________________________________________________________________Read more »
Amiin Jeesow “ Waxaan rabaa inaan halkan kasoo jeedino annagoo ah xildhibaano Soomaaliyeed in kiiskii Ikraan Tahliil loo xil-saaro guddi baarlamaani ah Posted on June 13, 2022 by QOL Contributor | Isniin: June 13, 2022 Kulankii maanta ee xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo qaaday arrin la xiriirta Kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo…Read more »