Jubbaland oo eedeyn u jeedisay Dowladda Soomaaliya Posted on July 28, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: JULY 28, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka DG Jubbaland Cabdiraxmaan Axmed Cabdi oo ka hadlay wixii maamulkaas kasoo gaaray lacag dhan…Read more »
Dowladda Itoobiya oo war ka soo saartay dagaalkii Dowlad degaanka Soomaalida Posted on July 28, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: JULY 28, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horraysay soo saartay war-saxaafadeed ay uga hadlayso dagaalkii dhowaan dhex maray ciidamada Dowlad Deegaanka Soomaalida…Read more »
Mareykanka iyo Ruushka oo wada-hadal yeelan doona muddo shan bilood ah kadib Dagaalka Ukrain Posted on July 28, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: JULY 28, 2022 Xoghayaha Arrimaha Debedda ee dalka Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay inuu la hadli doono dhiggiisa dalka Ruushka Sergey Lavrov maalmaha…Read more »
Ciidamada DANAB & kuwa Jubbaland oo howlgal ku burburiyey saldhigyo ay deganaayeen Alshabaab Posted on July 28, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: JULY 28, 2022 Ciidamada kumaandooska DANAB iyo Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa howlgal wada jir ah ka fuliyey tuulada Kaamjaroon iyo deeganada…Read more »
Bangiga Adduunka oo lacag gaareysa illaa 100 milyan oo dollar u ansixiyey Dowladda Soomaaliya Posted on July 28, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: JULY 28, 2022 Bangiga Adduunka ayaa lacag gaareysa illaa 100 milyan oo dollar u ansixiyey Dowladda Soomaaliya, taas oo loogu talagalay hormarinta dhaqaalaha…Read more »
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah, ee naafada ah k Posted on July 28, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: JULY 28, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka…Read more »