Day: August 25, 2022
Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulamo ka bilaabay magaalada Garowe.
Khamiis: AUGUST 25, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wefdi uu horkacayo ayaa goordhaw gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland. Waftiga Madaxweynaha…
Faransiiska oo ka carooday waddanka UK oo qashin kusoo daadiyay
Khamiis: AUGUST 25, 2022 Ingiriiska ayaa waxaa soo foodsaaray khataro dhinaca caafimaadka iyo nolosha nooleyaasha badda ku jira ah, taas oo ka timid xeebta…
Ra,iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo kormeray xarumaha Ciidamada Xoogga Dalka ee gobolka Hiiraan
Khamiis: AUGUST 25, 2022 Ra,iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo uu wehliyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo kormeray Ciidamada Xoogga…
Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Biya-Mareenka wadada Ceel Qaloow
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay fulinta mashruuca Biya-Mareenka…
Ciidamada Dowlada oo laayay koox Ka Tirsan Alshabaab
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Ciidanka milatariga Soomaaliya ee ku sugan deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sameeyay howlgalo ka dhan ah dagaalyahanada Al…
Ciidamada amaanka oo Maanta xiray Wadooyinka Muqdisho
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Waddooyinka Muqdisho qaarkood ayaa saakay xiran, sababtana waa in RW Xame uu safar u yahay magaalada Baladweyne iyo Madaxweynaha Qaranka…
Madaxweyne Xasan Sheikh oo u safray Garoowe
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa u safray Magaalada Garoowe ee Puntland. Safarka Madaxweynaha ee Garoowe waxaa Ku wahlinayay Xildhibaano…
Al-Shabaab oo sheegtay weerar ay ku dishay askar ka tirsanaa ATMIS deegaanka Buulo-colow
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada howlgalka ATMIS iyo dagaalayahanada Al-Shabaab ay ku dagaalameen deegaanka Buulo-colow…
Mareykanka oo ku dhawaaqay ku dhawaad 3 bilyan oo doolar oo gargaar militari ah oo cusub oo la siinayo Ukraine
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Mareykanka ayaa ku dhawaaqay ku dhawaad 3 bilyan oo doolar oo gargaar militari ah oo cusub oo la siinayo Ukraine,…