Wasiirka Gaashaandhiga iyo Saraakiisha Ciidanka oo tagey deegaano laga saaray Al-shabaab
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Wasiirka Gashaandhiga Soomaaliya, Saraakisha Ciidamada Qalabka sida iyo Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeeyte Cismaan ayaa ayaa gaaray deegaanno dhawaan…