Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo u hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Sacuudiga Mohammed bin Salman
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Mohammed bin Salman ugu hambalyeeyay xilka Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada…