Ciidamada Ruushka oo gantaallo ku garaacay magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda Kyiv.
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Ruushka ayaa gantaallo ku garaacay magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda Kyiv. Muuqaal lagu baahiyay baraha…