Soomaaliya oo ka gudubtay habraacyada wejiga koowaad ee ku biirista daladda bulshadda ee Bariga Afrika
Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika…