246 Views

Wadahadallo dhexmaray beelo dhawaan ku dagaalamay, tuulooyin hoostaga degmada Cadale eoo heshiis laga gaaray.

Wadahadallo dhexmaray beelo dhawaan ku dagaalamay, tuulooyin hoostaga degmada Cadale eoo heshiis laga gaaray.
____________________________________________________________________________

Isniin: NOVEMBER 21, 2022

Wadahadallo dhexmaray cuqaasha iyo odayaasha beelo dhawaan ku dagaalamay, tuulooyin hoostaga degmada Cadale ee gobola Shabeellaha Dhexe, ayaa heshiis horudhac ah ku gaaray in la sameeyo xabad joojin dhexmarta miliishiyooyinka dagaalamay, isla markaana dib loogu celiyo deegannadoodii dadkii colaaddu barakicisay.

Colaadda ka aloosan tuulooyinka hostaga degmada Cadale, dhawrkii todobaad ee la soo dhaafay waxa ku dhintay dad ku dhaw sodon qof.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan, ayaa taleefanka ku wareystay wasiirka dibu heshiisiinta maamulka Hirshabeelle, Cabdillaahi Maxamed Cumar oo ku magac dheer Cabdillaahi Cadde oo hadda jooga degmada Cadale.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post