Sacuudiga oo shaaciyay in berri tahay maalin fasax ah si loogu dabaal dego guushii ay ka gaareen Argentina.
Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Wakaaladda wararka ee Sacuudiga ayaa ku soo warrantay, in boqorka dalkaas, Salmaan Cabdulcasiis uu shaaciyay, in berri oo Arbaca ah…