Talaado: March 8, 2022
Tiro aad u yar oo qaxooti ah ayaa aaday Ruushka iyo Belarus.
Halka kuwa kalena ay aadeen wadamadda midowga Yurub.
Hay’ada qaramada midoobay ayaa waxay sheegtay in wadamadda ay u qaxeen dadka ka soo cararay colaada Ukraine ay kala yihiin:
Poland oo soo dhaweysay in ka badan 1,204,000 oo qaxooti ah,
- Hungary ilaa 191,000 oo qaxooti ah
- Slovakia ilaa 141,000 oo qaxooti ah
- Moldova ilaa 83,000 oo qaxooti ah
- Romania ilaa 82,000 oo qaxooti ah
- Ruushka ilaa 99,300 iyo Belarus ilaa 453 oo qaxooti ah
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________