Dhacdo Cusub: Kulanka muungaab haddaad rabto Kun bixi?

Muqdisho | Agoosto 15, 2015 – Gudoomiyaha Gobolka Banaadir  ahna duqa magaalada Xamar Xasan Maxamuud Xuseen “ Muungaab” ayaa wuxuu booqasho  ku yimid, dalka Switzerland oo uu joogay muddo  5 maalmood ah. Sida markii horre la shaaciyey  wuxuu gudoomiyuhu casuumad ka helay,  duqa magaalada Baden ooh…
Socon weeynaye ma orodnaa !

Toronto | QOL | Aug 2, 2015 | Sida dadka siyaasadda gorfeeya ay saadaaliyeen islamarkii dalka Soomaaliya lagu sheegay inuu ka baxay qaabkii ku meel gaarka lagu sheegi jiray, waxa muuqanaysay in maamulkan cusub uu noqon doono oo keliya mid…
Tartanka Musharaxiinta Xilka Jubbaland

Ogoosto 14, 2015 — Murashaxiinta u taagan xilka madaxnimo ee maamulka Jubbaland ayaa maanta khudbadahooda ka hor jeediyay manta Mudaneyaasha baarlamanka Jubbaland; iyadoo Mushararxiintu ay uga hadlayeen khudbadahooda waxyaalaha ay Qaban doonaan Haddii ay ku Guuleeystaan Xilka Madaxtinimo ee Jubbaland.…