2595 Views

DHGAYSO:-Taliska Ciidamada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Shilalka ka Dhaca Wadooyinka Magalada muqdisho

DHGAYSO:-Taliska Ciidamada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Shilalka ka Dhaca Wadooyinka Magalada muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | may  02, 2017—Taliska ciidamada wadooyinka dalka ayaa waxa ay ka hadaleyn shilalaka had iyo jeer ka dhaca magalada muqdisho kaasi oo uu sheeg taiyaha ciidamada wadooyinka cali xirsi bare cali gaabo oo warbaahinta la hadalayay in ay geestaan moota bajaajata  oo uu sheegay in ay si aadah ay ugu soobateen gudaha magalada muqdisho

dhanka kale cali xirsi barre cali gab ayaa waxa uu intaasi hadalkiisa ku daray in aysan u dulqaadan doonin darawal aanan wadan sharaciga darawalinimo in uu gaari ku dhaxkakeeyo magalada muqdisho

hadalkan ka soobaxay  taliska ciidamad nabadagalyada wadooyinka ayaa imnaya iyadoo dhawanaha ay jiay jireen shilalkadhaca gudaha magalada muqdisho ee caasimada dalka

halkan Ka aDhagayso

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment