3006 Views

Sawiro:-Madaxweynaha Maamulka Jubaland Oo Kulan Layeeshay Waxgaradka G/Gado

Sawiro:-Madaxweynaha Maamulka Jubaland Oo Kulan Layeeshay Waxgaradka G/Gado
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 20, 2017  –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan hawlo shaqo u jooga Gobolka Gedo ayaa kulamo gaar gaar ah la leh Odayaasha dhaqanka gobolka.

Kulamadan ayuu Madaxweynahu kaga jawaabayay baahiyaha ay Bulshadu qabaan iyo sidii hananka Dowliga ah loo daa dajin lahaa loona dhagaysan lahaa cabashada dad weynaha.
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam wuxuu Odayaasha deegaanka usoo bandhigay qorshaha Dowlada ee dhismaha golayaasha deegaanka isku dhafka Ciidamada iyo daadajinta hananka maamulka suuban.

Odayaasha dhaqanku waxay balan qaadeen in ay garab istaagayaan Dowlada isla markana ay ka qayb qaadanayaan dhamaan hawlaha ay Dowladu doonayso in ay gobolka ka hirgaliso

Kulankan Ayaa Imanayo Iyadoo Kulamo Ceenkani Oo Kala ah Ay Ka Qabsoomayeen Tan Iyo Markii Uu Madxweynaha Maamulkaasi Uu Tagay Dagamada Balad Xawo Ee Gobalka Gado

 

a1 a2 a4 a5

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment