2496 Views

Shir muhiim ah oo maanta ka furmay Kismaayo

Shir muhiim ah oo maanta ka furmay Kismaayo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 14, 2017 – Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose uu ka dhaco Shir looga hadlayo Amaanka guud ee Dalka waxana Malaagalada Kismaayo ka Socda soo dhaweynta Madaxda.

Wasiirka Wasaarada Amniga gudaha ee XFS Maxamed Abuukar Isloow Ducaale lagu wadaa in uu shirka daahfuro.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirada Amniga Maamul Goboleedyada qeybta ka ah Dowladda Fedreaalka Soomaaliya sida” Puntland,Galmudug,Koonfur galbeed,Jubbaland iyo Hirshabeele.

Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa sidii loo xaqiijin lahaa amaanka guud ee dalka, sidii looga hortagi lahaa qaraxyada iyo weerarada Al-Shabaab iyo tayaynta ciidamada booliiska Soomaaliya.

.
.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment