1815 Views

Gudoonka Golaha Shacabka Oo sheegay waqtiga la Qabanayo kulanka Mooshinka Ka Dhanka ah Gudoomiye Jawaari.

Gudoonka Golaha Shacabka Oo sheegay waqtiga la Qabanayo kulanka Mooshinka Ka Dhanka ah  Gudoomiye Jawaari.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 25, 2018–Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee  Golaha Shacabka C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu ku beegantahay 31-Maarso.

Ajandaha kulanka ayuu sheegay Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee  Golaha Shacabka  C/wali Sheekh Ibraahim Muudey in uu yahay Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

14 Bishaan ayaa Mooshin laga soo gudbiyay Gudoomiyha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shikh Cismaan Jawaari waxana uu Aqbalay 16 bishaan waxana lagu waday Maalinta barito ah in loo fariisto kulanka looga hadlayo Mooshinka,lamana oga sababta keentay in dib loo dhigo.

 

1111111111111111111111111

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment