Duqa Muqdisho “ waxaa bilowday Ololihii Xoolaha looga nadiifinayay Jidadka Caasimadda”
Muqdisho, Nofeembar 07, 2018 — Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Waaxda Nadaafadda ayaa bilowday olole lagu aruurinayo Xoolaha sida sharci darrada ah loogu soo…