Sawiro:-Raysulwasaare Kheyre oo soo afmeeray Rabitaankii Odayaasha Dhaqanka .
Dhuusemareeb –January 1, 2020Kadib kulan galinkii dambe ee maanta ay yeesheen Odayaasha Dhaqanka Ceyr , Wasiirka Arimaha Guddaha , Xildhibaanada deegaanka ka soo jeeda…