Kaddib markii qoraal ay soo saartay hay’adda socdaalka & jinsiyadaha Soomaaliya lagu sheegay in ay billaabanayaan maanta oo taariikhdu ku beegneyd 3-da bisha Ogoosto…
War ka soo baxday Waaxda socdaalka dalka Tanzania, ayaa lagu sheegay in laga billaabo 1-da bisha Ogoosto laga mamnuucay hawada dalkaasi in ay isticmaalaan…
Mogadisho | QOL | August-03-2020- Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xarunta…
Mogadisho | QOL | August-03-2020- Iiraan ayaa soo sheegtey tirada ugu badan ee maalinlaha ah ee cudurka in ku dhawaad hal bil, iyada oo kiisaska maalintii…
Mogadisho | QOL | August-03-2020- Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa berri taariikhduna ku beegan tahay 3/8/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta…