Mareykanka “Waa in doorashada waqtigeeda ku dhacdaa, iyadoo aanu jiri doonin wax muddo kororsi”
Mogadisho | QOL | August-13-2020–Dowladda Mareykanka ayaa Shaacisay in ay rajo wanaagsan ka qabto natiijada shirka Dhuusamareeb 3, ee lagu waddo in uu maalmaha soo…