Dowladda Itoobiya ayaa ugu baaqday ciidamada Tigray inay isa soo dhiibaan xilli ciidamada federaalka ay wadaan howlgal ay ku qabsanayaan deegaano badan. Waxay arrintani…
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa dhintay isagoo 73 sano jir ah. Wararka ka imaanaya caasimadda Accra ayaa sheegaya in madaxweynihii…
Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa maanta ku booriyey hoggaamiyayaasha caalamka inay mowqif adag ka qaataan sidii ay wax uga qaban lahaayeen “dadaallada ay…
Dagaalka ka socda gobolka Tigray ee waqooyia Ethiopia ee u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka iyo maamulka gobolka ee xisbiga TPLF ayaa sii xoogeystay, waxaana…
Qaramada Midoobey waxay sheegtay inay ka walaacsan tahay xaaladda shacabka ku nool Tigray maadama aan la difaaceyn xilli uu socdo dagaalka u dhexeeeyo dagaalyahanada…