Madaxweyne Joe Biden oo sheegay in uu ka hadli doono xaaladda Sucuudiga kadib warbixintii ay soo saareen sirddoonka Mareykanka
Febarayo 28 /2/ 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Isniinta maamulkiisa uu ka hadli doono xaaladda Sucuudiga kadib warbixintii ay soo saareen…