Puntland oo sheegtay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka.
April 28-2021 Khudbaddii uu xalay jeediyay madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga falceliyay mucaaradka iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka. Wasiirka…