1773 Views

Raisal wasaare Rooble Oo Kormeeray Goobihii Ay Ka Bexeen Ciidanka Bad-Baado Qaran

Raisal wasaare Rooble Oo Kormeeray Goobihii Ay Ka Bexeen Ciidanka Bad-Baado Qaran
____________________________________________________________________________

May 6, 2021

Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Guddigii uu u magaacabay xal ka gaarista khalalaasihii Muqdisho ayaa galabta waxey kormeereen wadooyinkii ku xirmay Khalalaasahaasi oo dib loo furay, ka dib markii Ciidamadii ay dib ugu noqdeen Xeryahoodii, iyaggoo u hoggaansamay heshiiskii shalay la gaaray.

Talaabadaan uu qaaday Ra’iisul wasaare rooble ayaa waxaa soo dhaweeyey Shacabka Soomaaliyeed oo maalmihii dambe darreemayey walaac ku saabsan xiisadii ka taagneyd magaaladda Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post